Qar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)1. Buur dheer oo dhagax ah; cal. 2. Meesha u korreysa oo ku dhammaado (weel); af. 3. Gow (bohol, ceel, webi); daan.
Qar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rar, m.l)(juqr.) Dhadhaab leh weji ay tiradiisu ku dhawdahay qonton, ha ahaato meel berri ah amase bad.
Qardhabisa*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
geedo u sameysan sida tiirarka oo lagu dahaaro afka hore ee qabriga inta aan ciida lagu aasin
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qar ↴
haadaan | baadiqaris | caac | caadyaal | caa'ilo | haawey | idaad | jaasuus | jaasuus | jaawqarrer |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg