Qaraabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Dad xagga hooyo ama aabbe xiriir dhalasho ka wadaaga.

Qaraabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)

1. Miro, xabag iwm doonasho ama gurasho. 2. Wax aan la haysan oo loo baahan yahay dibadda ka doonasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraabo

caa'ilo | casabo | cid | dagaaltoleed | dumaal | dumaal | goo | qaraabasho | qaraabayso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg