Qaraaxad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Qalab bir, caag iwm ka samaysan oo inta ogsijiin, gaas iwm lagu shubo sigaarka lagu shito, walaacad. 2. Weynaanta cod. 3. Xajmiga iyo weynaanta qof leeyahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaraaxad

qaraaxadayn | qaraaxadee | qaraaxadi | qaraaxadin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg