Qarad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Q. ah: wax qiro iyo baaxad weyn leh. 2. Muraad; dan. 3. Hanti la soo dhacay marka la qaybsado inta dheeraadka ah ee la siiyo abaanduulka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarad ↴
duud-oogeed | kumuloonimbas |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg