Qardo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Dhul keyn ah oo aan waddo lahayn. 2. Miro aan weli bislaan. 3. Wax amaah ahaan loo qaato.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qardo ↴
qardoo | qardoobid | qardood | qardoofee | qardoofeyn | qardoofo | qardow | qardow | xasiigin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg