Qarracan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dareen xanuun leh oo dadka ku dhasha marka uu wax naxdin ama ciil keena ku yimaadaan.
Qarracan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cmay, -cantay; -cmi)Qof naxdin weyn la kulmey noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qarracan ↴
muraaradillaac | qarracmid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg