Qatooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qatooyo

qadid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg