qadid
(m.f.dh)eeg qad². ld qatooyo (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qadid ↴
dibjir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Habeen dhan qadid.
qatin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-imay, -intay; -imi)
1. Xoolo muddo biyo ka qadid. 2. Ka q.: wax la qaybsanayo wax ka waayid.
qatooyo [m.dh]
1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.
saddexqadid [m.f.dh]
eeg saddexqad².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg