Qaybgal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Ka q.: ka qayb qaadashada hawl la qabanayo. ld qaybgelid.
Qaybgal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)Ka q.: hawl la qabanayey ama wax kale qayb ka qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybgal ↴
saami | waal | diyaafad | duubcad | gaashaanqaad | qaybgale | qaybgelid | semifaynal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg