Qaybshaha ay wadaagaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(xis.) Tirada haraa la'aan qaybisa laba ama dhawr tiro.Tusaale ahaan, 3 waa qaybshaha ay wadaagaan 12, 18 iyo 33. 3 waxa kale oo la oran karaa isirka ay wadaagaan 12, 18 iyo 33.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaybshaha ay wadaagaan

isir ay wadaagaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg