Qayilaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qayilaad

barjo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg