Qeyro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Dad meel miyi ah wada deggen. 2. Beesha shinnida.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qeyro

beel |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg