Qoddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dhererka meel la qoday leedahay. 2. Wax intiisa aasan. 3. Macnaha fog ee hadal leeyahay. ld qoto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoddo

ballac | qoto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg