Qonof
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Tab ka mid ah xeeladaha legdinta oo lugta lagu maro tan qofka kale si loo legdo.
Qonof
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nfay, -noftay; -nfi)Qof, qof kale la lagdamaaya lugtiisa lugta qofka kale ku marid si uu u legdo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qonof ↴
qonfid | suuldaar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg