Qafil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)1. Shey bir ka samaysan oo gacan yar oo qoolaaban iyo duleel yar oo uu furaha galo leh, oo faseexadda albaabka, sanduuqa iwm lagu xiro. 2. ld qafilid. 3. quful ¹, qunful¹.
Qafil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Albaab, sanduuq iwm faseexaddooda qafil ku xirid. ld quful², qunful².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qafil ↴
taangi | dabbaabad | dhooli | qafilan | qafilasho | qafilid | qafilnaan | qafilnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg