Qoosh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Budo badan oo hoore yar lagu qasay. 2. Cajiin. Waxyaabo badan, kala duwan oo la isku daray.

Qoosh

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

1. Budo hoore yar ku qasid. 2. Cajiin sameyn. 3. Isku q.: waxyaabo badan oo kala duwan iskuqasid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoosh

qarqoosh | qooshan | qooshid | qooshnaan | qooshnaansho | sandal |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg