Qorraxdhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waqtiga ay qorraxda godkeeda gasho; maqrib. 2. Jahada ay qorraxdu u dhacdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qorraxdhac

gabbaldhici | gabbalsiidhac | galabgaab | qorraxsiidhac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg