Qoys
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-sas, m.l)1. Laba isu dhexda iyo carruurtooda; xaas. 2.Qolo; reer.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qoys ↴
raas | yarad | adeeg | adeeg | afqoys | bukaan-wareysi | dhabbaggacal | dhis | dhisan | dhisan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg