Dhis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dh. ah: harag iwm la togay. 2. ld dhigid.
Dhis
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
Dhis
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)1. Aqal, dugsi, iwm samayn. 2. Xubno dowlad cusub magcaabid. 3. Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhis ↴
aajur | u | ubaxley | ka | waab | waab | kaabad | taadhisaar | taadhisaar | waabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg