Qub

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Diir; dub; qolof.

Qub

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

Shanqar, dhawaaq (wax la garaacay).

Qub

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Wax weel gudahiisa ku jira daadin.

dhuqub*

Dheeq jidiib Mar leh


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qub

aadiraac | daado | waaray | wadaamaqubo | xabaalo | beeri | caanaqub | cuqubayn | cuqubaysan | cuqubaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg