Qumi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. (f.g) Xoolo kaxayn. 2. (f.mg) U q.: awr hal abaahinaya caarka ugu toosin. 3. (f.mg) U q.: cid arrin iwm u fulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qumi ↴
qaansaqumiye | ulaysi-dagiiran | yersin | arag-qumin | laba-qotinle | muraadi | qumid | qumin | qumiyeyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg