Ra'iisalwasaare

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)

(siyaa.) Qof madaxa u ah golaha wasiirrada ee dawladeed.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ra'iisalwasaare

ra'iisalwasaare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg