Ra'yiyee

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-yeeyay, -yaysay)

1. (f.g) Arrin mala-awaalid. 2. (f.mg) U r.: cid talo fiican siin. ld ra'liyee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ra'yiyee

ra'liyee | ra'yiyayn | ra'yiyee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg