raando
(m.dh)Qalab ka kooban alwaax bir af dhexda ku leh oo lagu simo alwaaxda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh raando ↴
raandaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax raando lagu simay ahaansho.
raandee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
Alwaax raando ku simid.
faarad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
faaradee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
Alwaax faarad ama raando ku simid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg