Raay

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)

1. Xiniin. 2. Dad wada dhalasho ka dhaxayso laan ka farcantay; jilib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga raay

raayo | febraayo | maraay | meraayo | miraayad | miraayo | muraayad | muraayo | qoortool |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg