Rab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Qarka meesha ugu sarreysa oo aan la fuuli karin.
Rab
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Meel; kob.
Rab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Wax niyadda ka jeclaysasho.
Rabis:(say_tay)*
- Meel ama wax aad qabo isla hayd dib uga dhac.Id habsan;habsaamid.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rab ↴
aabo | gaabi | ogeysiis | waabis | laablaab | naadi | eebbe | maaggan | maangaro | naawi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg