rash
(m.dh)1. Xabbad baaruud kala firirta leh oo lagu laayo shimbiraha iwm. 2. Qa-raaxad ka kooban xaashi adag oo ay baaruudi ku jirto oo inta badan iidaha iyo xafladaha la rido. 3. R. ah: bunduqa lagu rido xabbadaha rashta.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rash ↴
ibamarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg ibamaro. ld ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys ibamaro, ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeys
maageerasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
maangarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg maangaro. ld maangarad.
okorasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg okoro.
qaashaarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaashaaro.
raadtirasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raadtiro.
raarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg raaro.
saarasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saaro.
taarash [m.l]
1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
taarash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Maro tarash u yeelid. ld tarash².