Ribo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Hanti dulsaar ah oo laga qaato hanti la is amaahiyay.
Ribo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-btay, -batay)Nafley salka ku siqid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ribo ↴
ATP | bu'yaro | raybosoom | ribasho | sharribo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg