Rifan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Falka ka dhasha marka ay is xoqaan dhagxaan ay sidaan biyo, dabayl ama mawjadaha baddu amase ay dhag-xaantaasi xoqdo kuwo kale.

Rifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fmay, -fantay; -fmi)

Maqaar, maro iwm wax la rifay noqosho.

Rifan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-fnaa, -fnayd)

Maqaar, maro iwm wax la rifay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rifan

carroguur | duf | rifmid | rifnaan | rifrifan | rifrifan | sarrifan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg