rifrif
(Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective)1. Timo si xun loo xiiray. 2. Ganka ay yeeshaan maro, derin iwm. 3. Cad-cad ka haray wax la kala googooyay.
rifrif
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-fay, -ftay)1. Timo, dhogor iwm si aan sinnayn u xiirid. 2. Waraaq, maro iwm cadcad yaryar u googooyn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh rifrif ↴
rifrifad [m.l]
ld rifrifasho.
rifrifan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fmay, -fantay)
Timo, dhogor, derin, xaashi iwm, wax rifrifmay noqosho.
rifrifan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
Timo, dhogor, waraaqo iwm, wax la rifrifay ahaansho.
rifrifasho [m.f.dh]
eeg rifrifo. ld rifrifad.
rifrifid [m.f.dh]
eeg rifrif².
rifrifmid [m.f.dh]
eeg rifrifan¹.
rifrifnaan [m.f.dh]
eeg rifrifan². ld rifrifnaansho.
rifrifnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld rifrifnaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg