Riir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Googo'laga jaro weel, maro si afkeedu u sinnaado. 2. Cayil ay keento dhalid la'aantu.


Riir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld riiq².


Riir

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Weel, maro iwm afkooda wax ka jarjarid si uu u sinnaado.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga riir

anfariir | anfariir | anfariiri | anfariirid | anfariirin | anfariirsan | anfariirsanaan | anfariirsanaansho | bariir | biciriir |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg