Roobsugow
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Furuuruc yaryar oo oogada dadka ka soo yaaca waqtiga kulaylaha ah; xaraarad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga roobsugow ↴
firiiric | saruuradow |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

