Saan
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-aamo, m.l)1. Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da. 2. Tillaabo. 3. Raad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saan ↴
jaamuus | jaan | jaanqaad | jaanqaad | saamisuge | saamiyid | saanac | saanad | saanahasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg