Saawir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ro, m.l)

Wax kasta oo la sharaysto.

Saawir

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saawir

raawis | raawisnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg