Saaxiib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Nin xiriir gacaltooyo qof kale la leh; wadey.

Saaxiib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bbo, m.dh)

Naag xiriir gacaltooyo qof kale la leh; saaxiibad.

Saaxiib

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

La s.: cid xiriir gacaltooyo la yeelasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saaxiib

jaal | saaxiibad | saaxiibid | saaxiibnimo | saaxiibtinnimo | xabiib | dabaxiro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg