Sabool
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:S. ah: qof aad u xoolo yar.
Sabool
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Qof sabool noqosho. ld saboolow.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sabool ↴
haawey | yiciis | baryaddoon | berisabool | dabakannaax | dabakannaaxid | dafaar | dhaqaalaxumaan | dibjir | dunida saddexaad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg