Sadaqo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadaqo

barakayso | dago | dhawrto | fadiilad | gerger | kafaaro | madaxshub | saddaqo | sawaabi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg