saddaqo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

ld sadaqo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh saddaqo

sadaqo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Wax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.

sako [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Saddaqo maalka iyo xoolaha ku waajibta oo sanad walba laga bixiyo. 2. Bilaha dayaxa oo muslinku tirsado, bisha ugu horreysa oo xoolaha saddaqo ku waajibta laga bixiyo dago. ld seko.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg