Sadqee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-qeeyay, -qaysay)

Xoolo allabari ahaan u qalid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sadqee

sadqayn | xirsifur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg