Safo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)

1. (f.g) Wax saf gelin. 2. (f.mg) Qof saf gelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga safo

badrad | falsafo | masafo | safasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg