Sakal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Meel ciriiri ah. ld shakal¹.
Sakal
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)Meel ciriiri ah wax gelin. ld shakal².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakal ↴
sakalid | shakal | shakal | shakalid | taxane |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg