Sakati
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Cabsi yar shaki.
Sakati
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Si yar u nixid; naxdin yar iyo shaki dareemid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakati ↴
sakatin | sakatisan | sakatisanaan | sakatisanaansho | sakatiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg