Sakhrad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

Miyir la'aanta ku dhacda qof khamro ka dhergey.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sakhrad

sakhraan | sakhraan | sakhraansan | sakhraansanaan | sakhradeysan | sakhradeysnaan | sakhradeysnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg