salgaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Ka s.: arrin iwm xaqiiqdeeda ka jiba gaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh salgaar

bogo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-gtay, -gatay)
1.(f.g) Cunto, cabid iwm ka dhergid. 2. Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.

gungaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Ka g.: wax ka jibakeenid; ka salgaarid.

salgaarid [m.f.dh]
eeg salgaar.

xiniinyataabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Qof la raba in laga salgaaro xummaantiisa, gardarro bareer ah ku samayn. ld xiniintaabo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg