Bogo
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)1.(f.g) Cunto, cabid iwm ka dhergid. 2. Ka b.: arrin, hawl iwm ka baaraandegid; ka salgaarid.
Bogox*
Dhanka ay qorraxdu u dhacdo;
galbeed. bugux
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bogo ↴
laabraac | laabraac | xaasha | bogasho | bogox | bugux | doobbogoray | galbeed | gob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg