Salool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hilib odkac ah oo subaggii laga miiray. 2. Badar, raran kulul ama dufan lagu dubay.
Salool
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)Hilib salool ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga salool ↴
baalcad | daango | joolaal | joolaalad | maxmaas | qaloonfirdhis | sagaarasalool | saloolad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg