Sagaarasalool
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban iyo caleemo yaryar oo ka mid ah dhirta daawada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga sagaarasalool ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg