Saman

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Waa, jeer, goor. ld saben, semen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga saman

kal | saben | seben | semen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg