sanqaroor
(m.l) (-rro, m.dh)Sanka ushiisa kore.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh sanqaroor ↴
caroofi [m.l]
C. ah: neef geel ah, lixaad weyn, sanqaroor rogan leh.
kamas [m.dh]
Inta u dhexeysa koodka iyo sanqaroorka oo ku beegan indhaha oo aad u godan.
sanqaroormadow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
S. ah: miro yicibeed oo gahayr ah oo aan weli qallalin.
xirrib [m.dh]
1. Isha guruxeeda iyo sanqaroorka meesha u dhexaysa. 2. Tab; dhagar; xeelad; khatal; siyaasad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg