Xirrib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Isha guruxeeda iyo sanqaroorka meesha u dhexaysa. 2. Tab; dhagar; xeelad; khatal; siyaasad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xirrib

diblomaasiyad | indhakuul | jallado | shataarad | xirribaggub | xirribaggubid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg